Uncategorized

Ciid Mubaarak!

By, admin
  • 5 June, 2025
  • 0 Comment

Ciid Mubaarak!

Dhamaan shacabka Islaamka, gaar ahaan walaalaha Soomaaliyeed, waxaan idiin leeyahay Ciidul Adxaa Mubaarak. Ilaahay ha naga aqbalo camalkeena suuban, Soonkeenii, Salaadeenna, sadaqadeenna iyo ducadeenna. Waxaan idiin rajaynayaa caafimaad, nabad, barwaaqo iyo farxad joogto ah. Ciid wanaagsan oo kheyr iyo naxariis badan!

Ciid wanaagsan, shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo aad joogtaan!

Leave A Comment